GUDAHA/wararka

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya dhinaca Amniga

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag ayaa kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Amb Wang Yu.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay amniga iyo iskaashiga labada dal, iyada oo Shiinaha ku dhawaaqay inuu Soomaaliya ka taageerayo khataraha Miinooyinka la galiyo dhulka.

Danjiraha ayaa ku dhawaaqay in hal milyan oo lacagta dalkaasi ay ku bixinayaan dadaallada miino soo saarista iyo wacyi galinta bulshada.

Danjire Wang Yu ayaa sheegay in ay door muhiim ah ka qaadan doonaan sugida Amniga iyo ka hor tagista khataraha miinooyinka.

Wasiir Fartaag ayaa dhankiisa u mahadceliyay dowladda Shiinaha taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada miino-saarka, qalabaynta hay’adaha ammaanka iyo tayeynta laamaha fulinta sharciga.

Mustaqbal

 

 

 

 

MM News

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

5 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

5 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

7 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

7 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

8 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

21 hours ago