GUDAHA/wararka

Madaxtooyada Soomaaliya maxay ka dhahday wadahadallada maanta lagu ballansanaa?

War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo looga hadlay wadahallada maanta lagu ballansanaa in uu dhexmaro Dowladda Federaalka & Muraacadka ee dib u dhacay iyada oo Villa Somalia ay sheegtay in ay socdaan qabsoomidda gogoshaas.

Warka ayaa intaas lagu daray in ay jiraan xiriiro ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lala samaynayo dhinacyada ay quseyso gogoshaan wadahadalka ma qaybagalaya sida lagu sheegay warka kasoo baxay Villa Somalia.

“Madaxtooyada waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas oo qayb ka ah diyaar-garowga shirka” Sidaasi waxaa lagu yiri warka kasoo baxay Villa Somalia

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Shacabka Cape Varde oo kala dooranaya 6 musharrax oo isku qaab u ololeeyay

Dalka Cape Varde ee dhaca Galbeedka Afrika sidoo kalena ku yaalla Badweynta Atlaantikada waxa uu…

5 hours ago

AS iyo Ciidanka DF oo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan

Xubno katirsan AS ayaa saaka weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Federaalka ay ku leeyihiin Deegaanka…

6 hours ago

Mustaqbalka Saxaafadda Soomaaliya iyo Garaad Gacmeedka

“Xilligan qiimaha warbixinnadu kuma koobnaan doono degdegga wararka. AI waxa uu beddelayaa habka macluumaadka loo…

7 hours ago

Dagaalka Al-Shabaab & Dowladda Federaalka Soomaaliya: 2022–2026

"Hiiraan waxa ay noqotey xudunta kacdoonka, halka Baxdo iyo deegaanno kale oo Galgaduud ah ay…

7 hours ago

Soomaali lagu dilay Xadka u dhaxeeya Itoobiya & Kenya

Ugu yaraan siddeed qof oo rayid ah oo Soomaali ah oo ay ku jiraan haween…

7 hours ago

Maraykanka oo baaraya muuqaallada laga helay dhismo ku dumay New York oo sababay geerida 8 qof

Muuqaal cusub oo laga helay dhismo dhawaan ku dumay Dadkii degenaa oo ku yaalla Xaafadda…

8 hours ago