GUDAHA/wararka

Maamulka Puntland oo ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneyn hannaan dhismaha SSC Khaatumo

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan aqoonsaneyn SSC Khaatumo.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in beelaha daga SSC Khaatumo ay qeyb ka ahaayeen dhismaha Puntland, kaliyana ay uga go’i karaan shir wada tashi ah.

“Inta laga helayo sifo sharci kah oo ku timaadda wadatashi, Gobolada Sool iyo Cayn iyo Beelaha dega waxay ka tirsan yihiin Puntland” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland.

Sidoo kale, bayaan oo sii socda ayaa waxaa ay Dowladda Federaalka ku eedeeyeen faragalin.

“Waxaan cambaareynayna faragalinta ay Dowladda Federaalka ku hayso amniga iyo xasiloonida Dowladda Puntland, iyada oo rabta in ay burburiso amnigeena” ayaa lagu yiri Bayaanka.

Hadalka Puntland ayaa ku soo aadaya xilli kulamo wada tashi ah ay ka socdaan magaalada Laascaanood, kuwaasi oo lagu dhammeystirayo Maamulka SSC Khaatumo.

Mustaqbal

MM News

Recent Posts

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

39 mins ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

5 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

6 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

9 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

9 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

9 hours ago