GUDAHA/wararka

DG Puntland oo sheegtay in duqayn ka dhacday Gobolka Bari lagu dilay saraakiil katirsan Daacish  

Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in duqayn cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha duulliye la’aanta ah ee Maraykanka uu leeyahay oo ka dhacday buuraladya Gobolka Bari in lagu dilay xubno katirsan Daacish oo tiradoodu gaarayso 5 xubnood.

Mas’uuliyiin katirsan Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in xubnaha la beegsaday ay isugu jireen Soomaali iyo Ajaanib, waxa ay intaas ku dareen in dhaawaca uu ka badan yahay tiradaas la shaaciyay sida ay hadalka u dhigeen.

Puntland ayaa sheegtay in duqaymaha ay fulinayaan Diyaaradaha Maraykanka ay kaalin wayn ka qaateen howlgallada ka dhanka ah Daacish maadaama ciidamada dhulka ku sugan ay ku dhaqaaqeen deegaanno horleh.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

17 mins ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

37 mins ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

2 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

3 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

3 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

17 hours ago