Qormo uu diyaariyay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waxa uu kusoo bandhigay Dastuurinimada Baarlamaanka muddo kordhinta xil-heynta.
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dastuurka Dalka Federaalka Soomaaliya uusan hal qodob ha ahaadee meel Baarlamaanka awood shacbi toos loogu siiyay ama si iskiis ah uu ku muddo dheereyn karo.
Qormada oo Faah-faahsan Lifaaqa hoose Guji.
Dastuurinimada Kordhinta Xilhaynta Baarlamaaanka
Mustaqbal
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in keliya halka shuruudda ay ku furi karto Marinka Hormuz uu…
Maleeshiyaadka Laftagareen ayaa si nabad ah kula wareegay Magaalada Bardaale ee Gobolka Baay oo noqonaysa…
16ka October waxa ay kamid tahay Maalmaha Qaramada Midoobay ay u xirtay maamuusyada gaarka ah…
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka ka jira Magaalada Gaza ayaa sheegtay in xaaladda go’doonka ah ee waqtiga…
Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulan looga hadlay Amniga…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay meesha ka saaray hadal-haynta la xiriirta…