GUDAHA/wararka

Ciidanka Nabadgelyada GM oo sheegay in ay qabteen Jaakad ay qaraxyo ku xiranyihiin..

Saraakiisha amaanka ciidanka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb ayaa sheegay in qabteen Jaakad ay xiranyihiin walxa qarxa.

Qaraxa ay qabteen ciidanka amaanka ayaa la sheegay in ladhigay banaanka Magaalada Dhuusamareeb ayna ku guulaysteen ciidanka amaanku in ay soo qabtaan.

Saraakiisha amaanka oo ay la hadashay Mustaqbal ayaa u sheegay in aysa jirin cid loo soo qabtay qaraxaan oo ay sheegeen la dhigay goob ka baxsan Magaalada Dhuusareeb.

“Qof Shacab ah ayaa la soo xariiray Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb waxa uuna Saraakiisa u sheegay in uu arkay Qof uu ka shakiyey intaa ka dibna ayaa loo diray Goobtii Ciidamo waxa ayna Meeshii ka soo heleen Jaakad ay ku xiray yihiin Waxyaabaha Qarxa Kuwaas oo ay soo abaabuleen Dhagar qabayaashu” waxaa sidaas sheegay taliska Booliska Dhuusamareeb.

Sawiro laga soo qaatay Jaakada qaraxyada lagu soo xiray ayaa muujinaya Jaakad oo taala meel ka baxsan magaalada isla markaana ciidanka Boolisku ay ku howlanyihiin sidii ay u kala furi lahaayeen.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ciidanka amaanka ay baaritaano ka bilaabeen halka garaxa lagu qabtay oo aha Xaafada Dayax ee Magaalada Dhusamareeb.

Wixii ku soo dhordha Mustaqbalradio.net kala soco.

Mustaqbal

Dhuusamareeb.

MM Staff

Recent Posts

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

4 hours ago

Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…

5 hours ago

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

8 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

8 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

8 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

20 hours ago