Ciidamada ammaanka Kenya ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ ka billaabay qaybo kamid ah Ismaamulka Mandheere kaddib markii ay kordheen falalka nabadgalyada liddiga ku ah ee lagu eedeynayo in ay ka dambeeyaan AS.
Saraakiisha Hay’adaha ammaanka Kenya oo kaashanaya kuwa Ismaamulka Mandheera ayaa beegsanaya goobo gaar ah oo ay ku tuhmayaan in ay kasoo weerar tagaan xubnaha katirsan ‘AS’ kana gudbaan marka ay wax afduubtaan.
Kenya waxa ay shaacisay in ay xoogga saarayso adkaynta amniga Ismaamulka Mandheera oo maalmihii lasoo dhaafay laga diiwaangeliyay dhacdooyin kahor imaanaya xasiloonida isla markaana walaac ku abuuray Bulshada.
Kooxo hubaysan ayaa Jimcihii afduubtay mid kamid ah Gawaarida Dowladda Hoose ee Mandheera, wixii xiligaas ka dambeeyay waxaa dhacay kulamo looga hadlay sidii looga hortagi lahaa falkaas loona qaban lahaa kooxahaas.
Mustaqbal
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…