GUDAHA/wararka

Scotland, Wales & North Ireland oo Madaxbannaani ka qaadanaya Ingiriiska

Hoggaamiyeyaasha Scotland, Wales North Ireland ayaa berri oo isniin ah saxiixaya heshiis ay uga madaxbannaanayaan Boqortooyada Ingiriiska oo haatan maamul ahaan hoostaga sida ay ku warrameen saraakiil katirsan saddexdaas Dal.

Saddexdaan Hoggaamiye ayaa horay u dhaliilay siyaasadda Boqortooyada Ingiriiska ay ku wajahday markii ay ka baxaysay Midowga Yurub isla markaana arrintaas uu ka dhashay culays siyaasadeed iyo mid dhaqaale sida ay ku doodeen.

Hoggaamiyaashu way qaadan karaan go’aan balse in ay saddexdooda noqdaan dalal ka madaxbannaan boqortooyada Ingiriiska waxa ay ku noqon karaan afti dadweyne iyo siyaasad cad oo ka horraysa sida ay ku warrameen siyaasiyiinta qaarkood.

Siyaasadda Ingiriiska ayaa noqotay mid aan fadhin maadaama dhowr Ra’iisul Wasaare dalkaas uu yeeshay muddo kooban waana tan keentay in xitaa ay go’aan culus ku fakiraan Wales, Scotland iyo Northern Ireland si ay siyaasaddeeda u madaxbannaanaato.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Soomaaliya oo taageertay midnimada Yemen iyo amniga marin-biyoodka Gacanka Cadmeed

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku celisay taageeradeeda ku aaddan midnimada, amniga iyo xasilloonida Jamhuuriyadda Yemen,…

2 hours ago

Wasiir Bashiir Goobe oo ku baaqay in Soomaaliya ka gudubto deeqaha Caalamiga ah

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa sheegay in ay ku…

4 hours ago

Khilaafaadka Siyaasadeed ee ka jira HirShabeelle, dib ma u dhigi karaan doorashada bishaan?

Deegaannada Dowlad-Goboleedka HirShabeelle waxaa ka jira khilaafaad siyaasadeed oo salkiisu yahay awood qaybsiga cidda noqonaysa…

6 hours ago

Jabuuti oo qaabishay Qaxooti kasoo cararay Colaadda Yemen

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa 24 saac gudahood ku qaabishay Qaxooti u dhashay Yemen oo tiradoodu gaarayso…

8 hours ago

Canada oo Xoogga saaraysa in ay Yurub la wadaagto xiriir ka madaxbannaan Maraykanka

Dowladda Canada ayaa doonaysa in ay dalalka Yurub la samaysato xiriir ka madaxbannaan Maraykanka maadaama…

9 hours ago

Ruushka oo lagu eedeeyay dagaalka in Ukraine uu u adeegsado Ajaanib Soomaali ay ku jirto

Warbixin kasoo baxday Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International waxaa lagu sheegay in mas’uuliyiin katirsan…

10 hours ago