{"id":99994,"date":"2025-07-10T11:30:19","date_gmt":"2025-07-10T10:30:19","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99994"},"modified":"2025-07-10T11:30:19","modified_gmt":"2025-07-10T10:30:19","slug":"golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-xubnaha-guddiga-tacliinta-sare-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-wasiirrada-oo-ansixiyey-xubnaha-guddiga-tacliinta-sare-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada oo ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka.<\/p>\n<p>Guddiga ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa ka kooban 15-xubnood kuwaas oo ka shaqeyn doona horumarinta hey\u2019adaha tacliinta sare ee dalka.<\/p>\n<h3><strong>Xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka ayaa kala ah:-<\/strong><\/h3>\n<p>1.\u2060 \u2060Dr. Cabdinuur Maxamud Guddoomiyaha Guddiga<\/p>\n<p>2.\u2060 \u2060Dr. Maxamed Cali Faarax Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga<\/p>\n<p>3.\u2060 \u2060Dr. Ayaan Sh. Cabdullaahi Maxamed<\/p>\n<p>4.\u2060 \u2060Dr. Axmed Adam Maxamed<\/p>\n<p>5. Dr. Roble Ibrahim Liban<\/p>\n<p>6.\u2060 \u2060Dr. Cabdulqaadir Cabdulle Cibaar<\/p>\n<p>7.\u2060 \u2060Dr. Cabdishakuur Sh. Xasan (Fiqi)<\/p>\n<p>8. Dr. Cabdullaahi Maxamuud Shariif<\/p>\n<p>9.\u2060 \u2060Dr. Cabdiwahab Ali Mumin<\/p>\n<p>10. Dr. Cismaan Maxamed Cabdiraxman<\/p>\n<p>11.\u2060 \u2060Dr. Faysal Cabdiraxmaan Cabdullaahi<\/p>\n<p>12.\u2060 \u2060Dr. Maxamed Macallin Abdullahi Kutub<\/p>\n<p>13.\u2060 \u2060Dr. Maxamad Ibraahim Nuur<\/p>\n<p>14.\u2060 \u2060Dr. Maxaamuud Yusuf Garre<\/p>\n<p>15.\u2060 \u2060Dr. Nadiifa Sheekh Cumar<\/p>\n<p>Dhinaca kale Shirka Golaha ayaa looga hadlay dib-u-eegista qaab dhismeedka hey\u2019adaha dowladda iyo sida loo waafajinayo shuruudaha xeerka kala xadeynta.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga iyo howgallada dib-u-xoreynta ee ka socda qeybo kamid ah dalka, iyada oo lagu bogaadiyey ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka halganka naf-hurnimada leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaa lagu bogaadiyey horumarinta iyo tayeynta ay ku sameysay adeegga Xajka, taas oo keentay in Soomaaliya ay kaalmaha hore ka gasho dalalka sida ugu wanaagsan ugu adeegay Xujeydooda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka. Guddiga ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa ka kooban 15-xubnood kuwaas oo ka shaqeyn doona horumarinta hey\u2019adaha tacliinta sare ee dalka. Xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka ayaa kala ah:- 1.\u2060 \u2060Dr. Cabdinuur&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":99995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99994"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99996,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99994\/revisions\/99996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}