{"id":99984,"date":"2025-07-10T07:47:37","date_gmt":"2025-07-10T06:47:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99984"},"modified":"2025-07-10T07:47:37","modified_gmt":"2025-07-10T06:47:37","slug":"maxay-tahay-abaal-marinta-la-guddoonsiiyay-wasiirka-maaliyadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-tahay-abaal-marinta-la-guddoonsiiyay-wasiirka-maaliyadda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxay tahay abaal marinta la guddoonsiiyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa lagu maanta la guddoonsiiyay billadda Wasiirka Maaliyadda Afrika ugu wanaagsan 2025, ka dib xaflad ka dhacday dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Abaalmarinta la guddoonsiiyay Wasiir Bixi ayaa lagu sheegay in uu ku mutaystay dadaalladii dowladda Soomaaliya looga cafiyay dayn sanadkii 2023-kii, casriyeynta hannaanka dakhliga oo sahlay in Dakhliga gudahu koboc sameeyo, Qorshihii deyn cafinta kadib.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/517708143_1178615754310362_37124435232640201_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=Nbzh9ePTcL0Q7kNvwEhv1YH&amp;_nc_oc=AdlMYmJjyfPYYEA_eqzi3YvsK0G515xtikEorsBEI56MlnL9dMaHJRgnHoykQAY91M0&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=yP2MuHmVATk8nxUJFIbysA&amp;oh=00_AfSJPCGBcOfoQbwc2e7a06E7ErWbmis37oJCVcYicgdCBA&amp;oe=687532A1\" alt=\"May be an image of 11 people and text that says 'Africon Leadership \u0416aAa36Ko The ALM AFRICA SUMMIT LOND 2025 AFRICA SUMMIT Africon Leadership ship aAa3e African \u03c5m\u039c\u03ae African Ceaderghib \u092e\u0940'\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa door hogaamineed ka qaatay dedaalada dib-u-hababaynta hay\u2019adaha Maaliyadda ee Caalamiga oo Dowladda Soomaaliya u horseeday in ay ka baaqsato Daymo cusub, heshana maalgalin deeq ku dhisan.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo khudbad ka jeediyay munaasibadda ayaa sheegay in guushada saxda ah iyo abaalmarintaba ay mutaysteen shacabka Soomaaliyeed oo ah laf-dhabarka horumarinta dhaqaalaha iyo soo kabashada dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa lagu maanta la guddoonsiiyay billadda Wasiirka Maaliyadda Afrika ugu wanaagsan 2025, ka dib xaflad ka dhacday dalka Ingiriiska. Abaalmarinta la guddoonsiiyay Wasiir Bixi ayaa lagu sheegay in uu ku mutaystay dadaalladii dowladda Soomaaliya looga cafiyay dayn sanadkii 2023-kii, casriyeynta hannaanka dakhliga oo sahlay in Dakhliga gudahu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":99985,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99984"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99986,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99984\/revisions\/99986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}