{"id":99954,"date":"2025-07-09T08:24:30","date_gmt":"2025-07-09T07:24:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99954"},"modified":"2025-07-09T08:24:30","modified_gmt":"2025-07-09T07:24:30","slug":"khasaare-ka-dhashay-qarax-lala-beegsaday-ciidanka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/khasaare-ka-dhashay-qarax-lala-beegsaday-ciidanka-kenya\/","title":{"rendered":"Khasaare ka dhashay qarax lala beegsaday Ciidanka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan toddobo askari oo ka tirsan ciidamada booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii qarax miino lagu weeraray gaarigii ay wateen, xilli ay marayeen wadada u dhaxeysa deegaannada Aresa iyo Khalalio ee Bariga Mandheera.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in qaraxa uu si gaar ah u haleelay qeybta dambe ee gaariga ciidamada, taasoo sababtay dhaawaca toddobada askari.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warka rasmiga ah, qaar kamid ah saraakiisha ku sugnaa gaariga ayaa ka badbaaday weerarka, xilli ay ku jireen howlgallo amni xaqiijin ah.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkan, hase yeeshee sidaan oo kale waxaa dhowr jeer halkaasi qaraxyo ka fuliyay AS.<\/p>\n<p>Ciidamada ammaanka ayaa durbadiiba bilaabay howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga waddooyinka magaalada Mandheera.<\/p>\n<p>Gobolka Mandheera oo xuduud la leh Soomaaliya ayaa waayadan dambe wajahaya weerarro joogto ah oo lagu bartilmaameedsado ciidamada iyo shacabka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan toddobo askari oo ka tirsan ciidamada booliiska Kenya ayaa ku dhaawacmay kadib markii qarax miino lagu weeraray gaarigii ay wateen, xilli ay marayeen wadada u dhaxeysa deegaannada Aresa iyo Khalalio ee Bariga Mandheera. War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliiska Kenya ayaa lagu sheegay in qaraxa uu si gaar ah u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99956,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99954"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99954"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99954\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99957,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99954\/revisions\/99957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99956"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99954"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99954"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99954"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}