{"id":99916,"date":"2025-07-08T05:36:00","date_gmt":"2025-07-08T04:36:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99916"},"modified":"2025-07-08T07:03:01","modified_gmt":"2025-07-08T06:03:01","slug":"wararkii-u-dambeeyay-xaaladda-moqokori","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaaladda-moqokori\/","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyay xaaladda Moqokori"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka oo ku sugan meel u dhaw magaalada Moqokori ayaa isku dayaya in ay dib u qabsadaan magaalada oo shalay gashay gacanta AS.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in isgaarsiinta guud ee magaalada Moqokori iyo deegaannada hoos yimaada ay go&#8217;antahay, ka dib dagaalkii cuslaa ee halkaasi ka dhacay.<\/p>\n<p>Waxaa soconaya abaabulka iyo gurmadka ay sameynayaan dadka deegaanka si mar kale ay gacanta ugu dhigaan magaalada Istraatiijiga ah.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Ciidamada deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in aysan weli gudaha u galin magaalada, isla markaasna ay heystaan AS.<\/p>\n<p>Khasaaraha ka dhashay qarax iyo dagaalkii shalay ka dhacay gudaha iyo duleedka magaalada ayaan la xaqiijin karin isgaarsiinta oo go&#8217;an awgeed.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Hirshabeelle weli faahfaahin kama bixin dagaalka culus iyo qabasashada AS ee degmada Moqokori oo ku taalla xadka labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka oo ku sugan meel u dhaw magaalada Moqokori ayaa isku dayaya in ay dib u qabsadaan magaalada oo shalay gashay gacanta AS. Ilo deegaanka ah ayaa sheegaya in isgaarsiinta guud ee magaalada Moqokori iyo deegaannada hoos yimaada ay go&#8217;antahay, ka dib dagaalkii cuslaa ee halkaasi ka dhacay. Waxaa soconaya abaabulka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99917,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99916"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99916"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99921,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99916\/revisions\/99921"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99917"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}