{"id":99913,"date":"2025-07-08T05:12:02","date_gmt":"2025-07-08T04:12:02","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99913"},"modified":"2025-07-08T05:12:02","modified_gmt":"2025-07-08T04:12:02","slug":"saciid-deni-ssc-khaatumo-halkiina-ku-ekaada-haddii-kale-wax-kale-ayaad-muteysan-doontaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/saciid-deni-ssc-khaatumo-halkiina-ku-ekaada-haddii-kale-wax-kale-ayaad-muteysan-doontaan\/","title":{"rendered":"Saciid Deni &#8220;SSC Khaatumo halkiina ku ekaada, haddii kale wax kale ayaad muteysan doontaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay dhaqdhaaqyada ka socda gobolka Sanaag, isaga oo farriin u diray Maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Deni oo xiran dareyska ciidanka kuna sugana ku sugan magaalada Qardho ayaa goob fagaare ah kula hadlay askar tababar loo soo xiray, isaga oo ugu baaqay in Maamulka SSC Khaatumo ku ekaado deegaannada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p><strong>&#8220;SSC Khaatumo marbaad ilduufteen oo idinka aamusnay gobolka Sanaag waa Puntland hadaad nagu soo xad-gudubtaan wax aadan mudneen ayey isku badaleysaa arintaaas&#8221;<\/strong> ayuu yiri Deni<\/p>\n<p>Hadalka Saciid Deni ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan Maamulka SSC Khaatumo ugu baaqay dadka ku sugan gobolka Sanaag in ay ku soo biiraan dowlad goboleedka cusub.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay dhaqdhaaqyada ka socda gobolka Sanaag, isaga oo farriin u diray Maamulka SSC Khaatumo. Deni oo xiran dareyska ciidanka kuna sugana ku sugan magaalada Qardho ayaa goob fagaare ah kula hadlay askar tababar loo soo xiray, isaga oo ugu baaqay in Maamulka SSC Khaatumo ku ekaado&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99913"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99915,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99913\/revisions\/99915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}