{"id":99896,"date":"2025-07-07T10:09:54","date_gmt":"2025-07-07T09:09:54","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99896"},"modified":"2025-07-07T10:09:54","modified_gmt":"2025-07-07T09:09:54","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-qarax-iyo-dagaal-ka-dhacay-magaalada-moqokori","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-qarax-iyo-dagaal-ka-dhacay-magaalada-moqokori\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay qarax iyo dagaal ka dhacay magaalada Moqokori"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ka socda duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku dagaalameen Militeriga Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo dhinac ah iyo AS.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo lagu daabacay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in ay si rasmi ah gacanta ugu hayaan deegaanka Gumare, isla markaasna ay ka hortageen weerarka AS.<\/p>\n<p>Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka, wallow aan la ogeyn inta ay gaarsiisan yahay.<\/p>\n<p>Ciidan gurmad ah ayaa gaarey gudaha magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo weli laga maqlayo rasaasta.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo ka socda duleedka magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku dagaalameen Militeriga Soomaaliya iyo dadka deegaanka oo dhinac ah iyo AS. Qoraal kooban oo lagu daabacay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in ay si rasmi ah gacanta ugu hayaan deegaanka Gumare, isla markaasna&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99896"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99898,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99896\/revisions\/99898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}