{"id":99832,"date":"2025-07-05T13:33:24","date_gmt":"2025-07-05T12:33:24","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99832"},"modified":"2025-07-05T14:24:41","modified_gmt":"2025-07-05T13:24:41","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-billaawday-dhismaha-dowlad-goboleedka-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-billaawday-dhismaha-dowlad-goboleedka-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo billaawday dhismaha Dowlad goboleedka SSC Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed ruux oo ka shaqeyn doono howlaha dhismaha maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in guddigaan\u00a0 guddoomiye iyo ku xigeen looga kala dhigay Dr. Axmednuur Maxamed iyo Cabdinasiir Xaaji Maxamed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, xubnaha guddiga ayaa noqon doona Axmed Shire Axmed, Carafaat Cali Maxamed, Axmed Yuusuf Maxamuud, Rufaci Maxamed Salaad, Maxamuud Siciid Nuur iyo Fadumo Cabdi Cali.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa si gaar ah ka shaqeyn doono Talo-bixin iyo fududeyn ku saabsan dhamaystirka maamulka. Isku xirka hay\u2019adaha federaalka iyo kuwa deegaanka. Talabixinta dhismaha hay\u2019adaha maamulka deegaanka.\u00a0 Soo diyaarin warbixino joogto ah oo lagu wargeliyo Wasaaradda.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa lagu sheegay in mudada Guddigu ayaa noqon doonaa ilaa laga dhamaystirayo maamulka Dawlad Goboleedka SSC-Khatumo.<\/p>\n<p><strong>\u201cGuddigu si toos ah ayuu ula xisaabtami doonaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &amp; Dib-u-heshiisiinta, iyagoo soo gudbin doona warbixinno bille ah oo muujinaya horumarka howlaha\u201d <\/strong>ayaa lagu yiri qoraalka magacaabista.<\/p>\n<p>Safarkii bishii April ee sannadkan Ra&#8217;iisul wasaare Xamse ku tagey magaalada Laascaanood ayaa keenay in la dardar galiyo howlaha dhismaha maamulka SSC Khaatumo.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Wareegtada<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-99833\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1-724x1024.jpg 724w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1-768x1086.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/1.jpg 1287w\" sizes=\"(max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-99834\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2-213x300.jpg\" alt=\"\" width=\"213\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2-213x300.jpg 213w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2-729x1024.jpg 729w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2-768x1079.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2-1093x1536.jpg 1093w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2.jpg 1290w\" sizes=\"(max-width: 213px) 100vw, 213px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-medium wp-image-99835\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3-212x300.jpg\" alt=\"\" width=\"212\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3-212x300.jpg 212w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3-723x1024.jpg 723w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3-768x1088.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3-1084x1536.jpg 1084w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/3.jpg 1290w\" sizes=\"(max-width: 212px) 100vw, 212px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh ayaa magacaabay guddi ka kooban sideed ruux oo ka shaqeyn doono howlaha dhismaha maamulka SSC Khaatumo. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay in guddigaan\u00a0 guddoomiye iyo ku xigeen looga kala dhigay Dr. Axmednuur Maxamed iyo Cabdinasiir Xaaji Maxamed. Sidoo kale, xubnaha guddiga ayaa noqon doona&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,1],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99832"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99840,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99832\/revisions\/99840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}