{"id":99809,"date":"2025-07-05T07:17:04","date_gmt":"2025-07-05T06:17:04","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99809"},"modified":"2025-07-05T07:17:04","modified_gmt":"2025-07-05T06:17:04","slug":"dagaalka-socda-deegaanno-hoos-yimaada-magaalada-moqokori-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dagaalka-socda-deegaanno-hoos-yimaada-magaalada-moqokori-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Dagaalka socda deegaanno hoos yimaada magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka oo dhinac iyo dagaalameyaal ka tirsan AS, kaasi oo ka socda deegaanka Ceel-qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan AS oo ku sugnaa deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaaraya sheegaya in ciidanka dowladda ay gudaha u galeen deegaanka Gumare oo hoos yimaada magaalada Moqokori, iyada oo ay halkaasi ka baxeen AS.<\/p>\n<p>Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka, wallow aan weli la ogeyn tirada rasmiga ah ee uu gaarsiisan yahay.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka ayaa weli ka hadlin dagaalka oo weli ka socda deegaannada hoos yimaada magaalada Moqokori.<\/p>\n<p>Dagaalka wuxuu ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka ay dhaqdhaaqyo ka wadaan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka oo dhinac iyo dagaalameyaal ka tirsan AS, kaasi oo ka socda deegaanka Ceel-qooxle ee hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99810,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99809"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99809"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99809\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99811,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99809\/revisions\/99811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99810"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99809"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99809"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99809"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}