{"id":99774,"date":"2025-07-03T13:06:26","date_gmt":"2025-07-03T12:06:26","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99774"},"modified":"2025-07-03T13:06:26","modified_gmt":"2025-07-03T12:06:26","slug":"raiisul-wasaare-xaraiisul-wasaare-xamsa-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-iyo-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-gorgormsa-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-iyo-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-gorgor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xaraiisul-wasaare-xamsa-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-iyo-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-gorgormsa-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-iyo-cutubyo-ka-tirsan-ciidanka-gorgor\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa tababbaro kala duwan ku soo qaatay dalka Turkiga iyo Kulliyada Tababbarka Ciidamada ee TurkSom.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya, ay ku howlan tahay dhismaha ciidan Qaran oo loo dhamaystiray aqoon iyo hoggaamin wanaagsan, si loo xaqiijiyo himilada dowladnimada,<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/514638601_1085250177037461_8817206312623914062_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=dHBV22-bZMsQ7kNvwEbFG5j&amp;_nc_oc=AdmupXZYvMXq08Wl0JB9EqDSXOwRukC07Om9o6xYX2o66TUtKunz0CnazXIHNIxY338&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=S4xKs3hK-_a-or44xjYBfg&amp;oh=00_AfO-j8al2vQVCH5UvaURbPCv5IA0oxLgAzVqy308zTXvUA&amp;oe=686C2CBB\" alt=\"May be an image of 9 people and text\" \/><\/p>\n<p>\u201cCiidanka xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay laf-dhabar u yihiin dowladnimo xooggan oo isku filan, sidaasi darteed waa in aad qaadaan masuuliyadeeda, waxa aad u diyaar-garowdaan in aad dalkeenna ka xoreysaan cadowga oo soo celisaan qiimaha, sharafka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed,&#8221; ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo la hadlayay ciidanka tababarka loo soo xirayay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, oo dardaaran u jeediyay ciidanka tababbarka qaatay, ayaa xusay in cutubyadani ay door weyn ka ciyaari doonaan dadaallada dowladdu ugu jirto xaqiijinta amniga dalka iyo la-dagaallanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ciidankan ayaa tababbaro kala duwan ku soo qaatay dalka Turkiga iyo Kulliyada Tababbarka Ciidamada ee TurkSom. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya, ay ku howlan tahay dhismaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":99775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99774"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99776,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99774\/revisions\/99776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}