{"id":99765,"date":"2025-07-03T11:46:51","date_gmt":"2025-07-03T10:46:51","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99765"},"modified":"2025-07-03T11:49:20","modified_gmt":"2025-07-03T10:49:20","slug":"galmudug-kg-oo-bilaabay-diiwaan-galinta-codbixiyayaasha-doorashooyinka-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/galmudug-kg-oo-bilaabay-diiwaan-galinta-codbixiyayaasha-doorashooyinka-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Galmudug &#038; KG oo bilaabay diiwaan galinta codbixiyayaasha doorashooyinka golaha deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaaasha maamuladda Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb ku daah-furay Ololaha Diiwaan gelinta Codbixinta deegaannada maamuladaas.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ka qayb-galay daah-furay Ololaha Diiwaan gelinta Codbixinta doorashooyinka Deegaanada maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/515502906_1292997622396342_5848093736589834145_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=gHhzuRAPL74Q7kNvwGtDXNq&amp;_nc_oc=AdlIIze6CeTF727OSQijtBfT_lfSo6VvO68834NXFHLp6GlBoaYnSEUc_5KwxzeUqwU&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=WqCdfAr34iOYYbv7k0YD2w&amp;oh=00_AfNh1IhaUWtPhEuddFveUZFSP_aEzbUET5dUvIJeQqx7cA&amp;oe=686C15AE\" alt=\"May be an image of 15 people\" \/><\/p>\n<p>Madaxwaynayaasha Maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa shacabka kula dardaarmay inay is Diiwan-Geliyaan, si ay u doortaan Maamul ay kula xisaabtamaan horumarinta deegaannadooda.<\/p>\n<p>Hanaanka Doorashooyinka Qof iyo Codka ayaa lagu rajo waynyahay in dhamaan wadanka laga hirgaliyo iyadoo marka hore hanaankan lagu dabaqaayo doorashooyinka golayaasha deegaanka.<\/p>\n<p>Gobolka Banaadir ayaa horay u bilaabay is diiwaangalinta Doorashiiyinka golayaasha deegaanka iyadoo la filaayo in maamuladda Hir-shabeelle iyo SSC-khaatimo ay mardhow ka bilaabato isdiwaan-galintu.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/514340409_1306589757698739_4797744916380507049_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=QAHgDmMhAdUQ7kNvwFIGYA5&amp;_nc_oc=AdknAwB3RD5d2L1cULp88l9-1YmFxLkgwI82QaI8lJNjoMbTZB6wf9OvzGfdUFrhX3Q&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=jyq6X4oj5uLejj8UZrfDpA&amp;oh=00_AfP4uGsc8ZNCg1Ju9QXvAnh7l7jLvqeQY7CUbwAVrlhJyg&amp;oe=686C4202\" alt=\"May be an image of 14 people and text\" \/><\/p>\n<p>Maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaan la ogayn sida uu uga dhaqan gali karo hanaankan doorasho xilli madaxwaynyaasha maamuladaas, warsaxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen todobaadkii hore ku soo dhaweeyeen in la qabta doorashooyinka golayaasha deegaanka ee dalka iyadoo lagu dabaqaayo hanaanka doorasho ee qof iyo cod.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaaasha maamuladda Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb ku daah-furay Ololaha Diiwaan gelinta Codbixinta deegaannada maamuladaas. Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ka qayb-galay daah-furay Ololaha Diiwaan gelinta Codbixinta doorashooyinka Deegaanada maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug. Madaxwaynayaasha Maamulada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":99767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,79],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99765"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99765"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99769,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99765\/revisions\/99769"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}