{"id":99757,"date":"2025-07-03T02:48:16","date_gmt":"2025-07-03T01:48:16","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99757"},"modified":"2025-07-03T05:49:36","modified_gmt":"2025-07-03T04:49:36","slug":"soomaaliya-waxaan-murugada-la-qeybsaneyna-uganda-oo-askar-uga-geeriyootay-shil-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-waxaan-murugada-la-qeybsaneyna-uganda-oo-askar-uga-geeriyootay-shil-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Soomaaliya &#8220;Waxaan murugada la qeybsaneyna Uganda oo askar uga geeriyootay shil ka dhacay Muqdisho&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay murugada la qeyb saneyso Dowladda iyo Shacabka Uganda oo askar u dhashay diyaarad nuuca qumaatiga u kacda kula burburtay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in\u00a0Diyaarada shilka gashay ay la socdeen ciidamo ka tirsan Militeriga Uganda oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta ee AUSSOM.<\/p>\n<p><strong>\u201cGeerida ciidamadaasi waxay markhaati u tahay geesinimada iyo ka go\u2019naanta Dowladda Uganda ee garab istaagga safarka horumarineed ee Soomaaliya,\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya waxay sidoo kale bogaadisay halganka iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciidamada dhintay ee ka tirsan AUSSOM, waxayna sheegtay inay si buuxda ula garab taagan tahay shacabka iyo Dowladda Uganda xilligan adag.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay murugada la qeyb saneyso Dowladda iyo Shacabka Uganda oo askar u dhashay diyaarad nuuca qumaatiga u kacda kula burburtay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in\u00a0Diyaarada shilka gashay ay la socdeen ciidamo ka tirsan Militeriga Uganda oo qeyb ka ah howlgalka nabad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99761,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99757\/revisions\/99761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}