{"id":99745,"date":"2025-07-02T08:49:12","date_gmt":"2025-07-02T07:49:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99745"},"modified":"2025-07-02T08:49:12","modified_gmt":"2025-07-02T07:49:12","slug":"iiraan-oo-joojisay-wada-shaqeyntii-hayadda-atoomikada-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/iiraan-oo-joojisay-wada-shaqeyntii-hayadda-atoomikada-adduunka\/","title":{"rendered":"Iiraan oo joojisay wada shaqeyntii Hay&#8217;adda Atoomikada Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Iran ayaa si rasmi ah u oggolaaday go\u2019aanka lagu joojinayo iskaashigii ka dhaxeeyay Iiran iyo Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga,<\/p>\n<p>Qoraal lagu daabacay Warbaahinta dowladda Iiraan ayaa lagu sheegay in tillaabadani tahay jawaab celin iyo aargudasho weeraradii dhawaan Israa\u2019iil ay ku soo qaaday dalkaasi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa yimid, xilli dalalka reer galbeedka iyo Israa\u2019iil ay walaac ka muujinayaan in Iiraan hesho Awood iyo hubka Nukliyeerka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga ayaa hore hubin iyo kor joogteyn ugu hayn jirtay xarruumaha Iiraan ay ku horumarineyso Nukliyeerka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Iran ayaa si rasmi ah u oggolaaday go\u2019aanka lagu joojinayo iskaashigii ka dhaxeeyay Iiran iyo Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Tamarta Atomiga, Qoraal lagu daabacay Warbaahinta dowladda Iiraan ayaa lagu sheegay in tillaabadani tahay jawaab celin iyo aargudasho weeraradii dhawaan Israa\u2019iil ay ku soo qaaday dalkaasi. Go\u2019aankan ayaa yimid, xilli dalalka reer galbeedka iyo Israa\u2019iil&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99746,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99745"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99747,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99745\/revisions\/99747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99746"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}