{"id":99730,"date":"2025-07-01T13:49:37","date_gmt":"2025-07-01T12:49:37","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99730"},"modified":"2025-07-01T13:49:37","modified_gmt":"2025-07-01T12:49:37","slug":"sidee-qaar-kamid-ah-dalalka-caalamka-ugu-hadleen-dabaal-dagga-1-da-luuliyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sidee-qaar-kamid-ah-dalalka-caalamka-ugu-hadleen-dabaal-dagga-1-da-luuliyo\/","title":{"rendered":"Sidee qaar kamid ah dalalka Caalamka ugu hadleen dabaal-dagga 1 da Luuliyo?"},"content":{"rendered":"<p>Dalalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay munaasabadda 1 da Luuliya ee maanta shacabka Soomaaliyeed u dabaa dagayaan.<\/p>\n<p>Waa ku waan hadallada ay soo saareen dalalka saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>\u201cMunaasabada 1 Luuliya waxaa ay ka dhigan tahay maamuuska iyo xasuusashada dadaaladii ay bixiyeen Halgamayaashii Soomaalida si loo helo xurnimo&#8221;<\/strong><\/p>\n<p>Turkiga<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayna maalinta xorriyadda, waxaan leenahay kobca oo ka faa\u2019iideysta midnimada iyo fursadaha dalka yaalla\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Mareykanka<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan si cad u sheegayna in Soomaaliya tahay Saaxiib qoto dheer, waxaan munaasabada 1 Luuliya idiin rajeynaya nabad\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Talyaaniga<\/p>\n<p><strong>\u201cShacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeenayna Munaasanabada xurriyada ee 1 Luuliyo\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Qadar<\/p>\n<p><strong>\u201cHambalyo ayaan u dirayna Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee maalintooda xurriyada\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Ingiriiska<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeenayna dabaal daga 1 da Luuliyo\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Finland<\/p>\n<p><strong>\u201cSoomaaliya marxalado kala duwan ayay soo martay oo mudan in maalintan xurriyada la xasuusto\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay munaasabadda 1 da Luuliya ee maanta shacabka Soomaaliyeed u dabaa dagayaan. Waa ku waan hadallada ay soo saareen dalalka saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya. \u201cMunaasabada 1 Luuliya waxaa ay ka dhigan tahay maamuuska iyo xasuusashada dadaaladii ay bixiyeen Halgamayaashii Soomaalida si loo helo xurnimo&#8221; Turkiga \u201cWaxaan shacabka Soomaaliyeed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99730"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99732,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99730\/revisions\/99732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}