{"id":99717,"date":"2025-07-01T04:51:53","date_gmt":"2025-07-01T03:51:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99717"},"modified":"2025-07-01T04:51:53","modified_gmt":"2025-07-01T03:51:53","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-salaan-ka-qaatay-cutubyo-ka-tirsan-xoogga-dalka-isaga-oo-saaray-calanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-salaan-ka-qaatay-cutubyo-ka-tirsan-xoogga-dalka-isaga-oo-saaray-calanka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Xoogga dalka, isaga oo saaray Calanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay calanka ka taagay Madaxtooyada, isagoo xusaya 65-guurada xorriyadda iyo midnimada dalka.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada, halkaas oo Madaxweyne Xasan uu salaan ka qaatay Ciidanka Xoogga Dalka.<\/p>\n<p>1-da Luuliyo waxaa si weyn looga xusay guud ahaan dalka, iyadoo ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto mideyntii gobollada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, boqolaal ruux oo isugu jira shacab iyo Ciidan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waa wayn ee magaalada Muqdisho, si ay u soo dhaweeyaan maalintan wayn.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay calanka ka taagay Madaxtooyada, isagoo xusaya 65-guurada xorriyadda iyo midnimada dalka. Munaasabadda ayaa ka dhacday xarunta Madaxtooyada, halkaas oo Madaxweyne Xasan uu salaan ka qaatay Ciidanka Xoogga Dalka. 1-da Luuliyo waxaa si weyn looga xusay guud ahaan dalka, iyadoo ay tahay maalin taariikhi ah oo lagu xasuusto mideyntii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99717"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99717"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99719,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99717\/revisions\/99719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99717"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99717"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}