{"id":99702,"date":"2025-06-30T09:31:55","date_gmt":"2025-06-30T08:31:55","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99702"},"modified":"2025-06-30T09:32:06","modified_gmt":"2025-06-30T08:32:06","slug":"dab-xooggan-oo-ka-kacay-gobolka-izmir-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dab-xooggan-oo-ka-kacay-gobolka-izmir-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Dab xooggan oo ka kacay gobolka\u00a0 Izmir ee dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa sheegtay\u00a0 in dab xoogleh uu ka kacay gobolka Izmir ee dalkaas kass oo sababay barakaca dad dagenaa tuulooyin ka agdhow goobta uu dabku ka kacay<\/p>\n<p>Afar tuulo iyo labo xaafadood oo u dabku ku soo fiday ayaa laga\u00a0 daadgureeyay\u00a0 dadkii ku noolaa sida ay sheegeen maamulka\u00a0 gobolka Izmir,<\/p>\n<p>Dabkan ayaa galay maalintii labaad oo uu si toos ah u hurayo, waxaana socda dadaallo ballaaran oo lagu daminayo.<\/p>\n<p>Wasiirka Beeraha iyo Dhirta ee Turkiga, Ibrahim Yumakli, ayaa sheegay in dabka uu si xooggan ugu faafay deegaanno hor leh\u00a0 kaddib markii ay kiciyeen dabeylo xoog leh oo gaari kara 50km saacadiiba.<\/p>\n<p>In ka badan 1,000 qof, diyaarado dab-demis ah iyo gaadiid kale ayaa ku howlan\u00a0 daminta dabka. Iyadoo hakad la galiyay howlaha duulimaadyada ee garoonka caalamiga ah ee Izmir Adnan.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay Koofurta Yurub waxaa ka kacayay dab xooggan, waxaana laga barakacayay boqolaal ruux.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Turkiga ayaa sheegtay\u00a0 in dab xoogleh uu ka kacay gobolka Izmir ee dalkaas kass oo sababay barakaca dad dagenaa tuulooyin ka agdhow goobta uu dabku ka kacay Afar tuulo iyo labo xaafadood oo u dabku ku soo fiday ayaa laga\u00a0 daadgureeyay\u00a0 dadkii ku noolaa sida ay sheegeen maamulka\u00a0 gobolka Izmir, Dabkan ayaa galay maalintii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99702"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99702"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99704,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99702\/revisions\/99704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}