{"id":99696,"date":"2025-06-30T08:27:23","date_gmt":"2025-06-30T07:27:23","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99696"},"modified":"2025-06-30T08:27:23","modified_gmt":"2025-06-30T07:27:23","slug":"dowladda-soomaaliya-oodowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-dhaqaalaha-soomaaliya-sare-u-kacay-sadankii-2024-sheegtay-in-dhaqaalaha-soomaaliya-sare-u-kacay-sadankii-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oodowladda-soomaaliya-oo-sheegtay-in-dhaqaalaha-soomaaliya-sare-u-kacay-sadankii-2024-sheegtay-in-dhaqaalaha-soomaaliya-sare-u-kacay-sadankii-2024\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya sare u kacay sadankii 2024."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax-soo-saarka gudaha (GDP) uu kordhay 4.1%, marka la barbar dhigo sanadkii ka horeeyay oo uu ahaa kororku 2.3%.<\/p>\n<p>Qiimaha wax soo-saarka guud ee 2024 ka ayaa gaaray $1.9 bilyan, halka uu sanadkii ka horeeyay\u00a0 ahaa $1.7 bilyan.<\/p>\n<p>Ilaha kala duwan ee dhaqaalaha sida Beeraha, Xoolaha, Kalluumeysiga iyo adeegyada ayaa dhammaantood muujiyay koror kala duwan.<\/p>\n<p>Beeraha iyo kalluumeysiga ayaa mid walba waxaa ku yimid\u00a0 koboc gaaraya 2.2%\u00a0 , halka waaxda xoolaha laga diiwaangeliyay 0.8% oo sare u kac ah.<\/p>\n<p>Adeegyada ayaa iyaguna\u00a0 koror xooggan sameeyaan sababo la xiriira ganacsiga oo soo kabanaya.<\/p>\n<p>Saadaasha sanadka 2024 ka oo dhan\u00a0 waxay muujinaysaa in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu gaari karo 4.2%.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha caalamiga ah sida Bangiga Adduunka iyo IMF ayaa iyaguna saadaaliyay koboc togan, iyagoo ku qiyaasay GDP-ga Soomaaliya inuu gaari doono 3.7% sanadkan.<\/p>\n<p>Tillaabadaasi ayaa muujinaysa Kalsoonida ay Beesha Caalamku ku qabto dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/GunLKZqXkAAVvfY?format=jpg&amp;name=4096x4096\" alt=\"Image\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax-soo-saarka gudaha (GDP) uu kordhay 4.1%, marka la barbar dhigo sanadkii ka horeeyay oo uu ahaa kororku 2.3%. Qiimaha wax soo-saarka guud ee 2024 ka ayaa gaaray $1.9 bilyan, halka uu sanadkii ka horeeyay\u00a0 ahaa $1.7 bilyan&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99699,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99696"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99696"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99701,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99696\/revisions\/99701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99699"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}