{"id":99685,"date":"2025-06-30T05:37:07","date_gmt":"2025-06-30T04:37:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99685"},"modified":"2025-06-30T05:37:07","modified_gmt":"2025-06-30T04:37:07","slug":"ciidanka-booliiska-oo-sheegay-in-ay-adkeynayaan-amniga-inta-lagu-jiro-maalmaha-xurriyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-booliiska-oo-sheegay-in-ay-adkeynayaan-amniga-inta-lagu-jiro-maalmaha-xurriyada\/","title":{"rendered":"Ciidanka Booliiska oo sheegay in ay adkeynayaan Amniga inta lagu jiro Maalmaha Xurriyada"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xaqiijinta Amniga, inta lagu guda jiro maalmaha xurriyada gaar ahaan 1 Luuliyo.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay si gaar ah u sugayaan amniga guud ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka si looga fogaado falal amni darro.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Saraakiisha Ciidanka ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dadaalada lagu sugayo Amniga, wixii amni darro ahna la soo wadaagaan.<\/p>\n<p>Howlgallada Booliiska ayaa ku soo aadaya xilli ay fooda nagu soo heyso munaasabada 1 Luuliyo oo ah markii ay xurnimada qaateen gobolada Koofurta la midowga Gobolada Waqooyi.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xaqiijinta Amniga, inta lagu guda jiro maalmaha xurriyada gaar ahaan 1 Luuliyo. Saraakiisha Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay si gaar ah u sugayaan amniga guud ee magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka si looga fogaado falal amni darro. Sidoo kale, Saraakiisha Ciidanka ayaa bulshada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99685"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99687,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99685\/revisions\/99687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}