{"id":99647,"date":"2025-06-28T18:54:27","date_gmt":"2025-06-28T17:54:27","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99647"},"modified":"2025-06-28T18:54:27","modified_gmt":"2025-06-28T17:54:27","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-madaxweyne-ku-xigeenkii-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-madaxweyne-ku-xigeenkii-jubbaland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka tacsiyeeyay geerida Madaxweyne ku xigeenkii Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, oo sidoo kale ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in marxuumku uu lahaa door muhiim ah oo uu ka soo qaatay hannaanka nabadeynta iyo dowlad-dhisidda dalka.<\/p>\n<p>\u201cCabdiqaadir wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed oo ku suntanaa danta guud, nabadda iyo midnimada. Waxaan leeyahay: Ilaahay ha u naxariisto, qoyskiisana samir iyo iimaan ha ka siiyo,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tacsi gaar ah u diray ehelka marxuumka, shacabka Jubbaland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, oo sidoo kale ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sheegay in marxuumku uu lahaa door muhiim ah oo uu ka soo qaatay hannaanka nabadeynta iyo dowlad-dhisidda dalka. \u201cCabdiqaadir wuxuu ahaa halyey Soomaaliyeed oo ku suntanaa danta guud,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99648,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99647"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99649,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99647\/revisions\/99649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}