{"id":99644,"date":"2025-06-28T18:50:40","date_gmt":"2025-06-28T17:50:40","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99644"},"modified":"2025-06-28T18:50:40","modified_gmt":"2025-06-28T17:50:40","slug":"madaxweyne-ku-xigeenkii-2-aad-ee-jubbaland-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenkii-2-aad-ee-jubbaland-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenkii 2-aad ee Jubbaland oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubbaland,<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere, kadib xanuun uu muddooyinkii dambe la ildarnaa.<\/p>\n<p>Geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenka ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo tacsi u diray ehelkiisa, shacabka Jubbaland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mudane Lugadheere wuxuu ka mid ahaa masuuliyiinta sare ee Jubbaland, isagoo door muhiim ah ka soo qaatay dowlad dhiska iyo nabadda gobolka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweyne ku xigeenkii labaad ee Jubbaland, Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere, kadib xanuun uu muddooyinkii dambe la ildarnaa. Geerida Alle ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenka ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo tacsi u diray ehelkiisa, shacabka Jubbaland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99646,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99644\/revisions\/99646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}