{"id":99595,"date":"2025-06-26T14:17:12","date_gmt":"2025-06-26T13:17:12","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99595"},"modified":"2025-06-26T14:17:12","modified_gmt":"2025-06-26T13:17:12","slug":"hoggaamiyaha-sare-ee-irahoggaamiyaha-sare-ee-iran-ayatollah-cali-khamenei-oo-ka-hadlay-dagaalka-irann-ayatollah-cali-khamenei-oo-ka-hadlay-dagaalka-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hoggaamiyaha-sare-ee-irahoggaamiyaha-sare-ee-iran-ayatollah-cali-khamenei-oo-ka-hadlay-dagaalka-irann-ayatollah-cali-khamenei-oo-ka-hadlay-dagaalka-iran\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Cali Khamenei oo ka hadlay dagaalka Iran"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa sheegtay guul dagaal, isagoo yiri:, \u201cSawaxankaas iyo dhammaan sheegashadaas waxba kama jiraan. Taliska Sahyuuniyadda wuxuu ku sigtay in la burburiyo oo lagu burburiyo dharbaaxada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalkii 12-ka maalmood socday ay Israa\u2019iil ku garwaaqsatay in \u201cgardarrada\u201d ka dhanka ah Iran ay tahay mid ay khasaaro kala kulmi karto.<\/p>\n<p>Ayatollah Cali Khamenei, oo tan iyo markii uu dagaalku billowday aan lagu arag meel fagaare ah, ayaa sheegay in Mareykanku uu dagaalka u galay si looga hortago burburinta Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Khamenei ayaa sidoo kale ku eedeeyay Donald Trump buunbuunin aan caadi ahayn oo ku saabsan natiijada weerarkii Mareykanka ee xarumaha Nukliyeerka ee Iran, isagoo sheegay in hadafkiisu ahaa inuu qariyo fashilka howlgalka.<\/p>\n<p>Khamenei ayaa intaa ku daray in Donald Trump sidoo kale uu hoos u dhigay weerarkii Iran ay ku qaaday saldhigga Mareykanka ee Qatar.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa sheegtay guul dagaal, isagoo yiri:, \u201cSawaxankaas iyo dhammaan sheegashadaas waxba kama jiraan. Taliska Sahyuuniyadda wuxuu ku sigtay in la burburiyo oo lagu burburiyo dharbaaxada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran.\u201d Sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalkii 12-ka maalmood socday ay Israa\u2019iil ku garwaaqsatay in \u201cgardarrada\u201d ka dhanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":99596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99595"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99597,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99595\/revisions\/99597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}