{"id":99565,"date":"2025-06-25T11:44:28","date_gmt":"2025-06-25T10:44:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99565"},"modified":"2025-06-25T11:44:28","modified_gmt":"2025-06-25T10:44:28","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-madaxweyne-xasan-shiikh-iyo-xubnaha-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-ka-wada-hadleen-madaxweyne-xasan-shiikh-iyo-xubnaha-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Xubnaha Mucaaradka?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay qaar ka mid ah xubnaha Mucaaradka ee ku midaysan madasha samata-bixinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulanka diirada lagu saarey qodobbo ay ka mid yihiin dhammaystirka hannaanka dib-u-eegista dastuurka iyo hirgelinta hannaan doorashooyin oo toos.Sidoo kale, kulanka ayaa looga hadlay dagaalka AS iyo sidii loo Dardar galin lahaa.<\/p>\n<p>Xubnaha Mucaaradka ee maanta la kulmay Madaxweynaha ayaa hore u diiday in ay ka qayb galaan Gogosha Wadatashiga Qaran oo loogu talagalay in xal looga gaaro khilaafaadka siyaasadeed ee dalka.<br \/>\nMucaaradka ayaa diidan hanaanka wax kabadalka dastuurka iyo nooca doorashada ee la filayo in dalka laga qabanayo dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay qaar ka mid ah xubnaha Mucaaradka ee ku midaysan madasha samata-bixinta Soomaaliyeed. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in kulanka diirada lagu saarey qodobbo ay ka mid yihiin dhammaystirka hannaanka dib-u-eegista dastuurka iyo hirgelinta hannaan doorashooyin oo toos.Sidoo kale, kulanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":99566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99565"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99567,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99565\/revisions\/99567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}