{"id":99553,"date":"2025-06-25T10:30:28","date_gmt":"2025-06-25T09:30:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=99553"},"modified":"2025-06-25T10:30:28","modified_gmt":"2025-06-25T09:30:28","slug":"axmed-madoobe-iyo-deni-oo-heshiis-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/axmed-madoobe-iyo-deni-oo-heshiis-gaarey\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe iyo Deni oo heshiis gaarey"},"content":{"rendered":"<p>Iyada oo maalmihii la soo dhaafay kulamo magaalada Garoowe uga socdeen Madaxda maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filayaa in laga soo saaro War-murtiyeed la xiriira qoddobada ay isla meel dhigeen.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe iyo Deni ayaa ka wada hadlayay arrimo ay kamid yihiin xiriirkooda iyo sidii ay u mideyn lahaayeen Mowqifkooda Xaaladda Siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ku kala arragti fogaa arrimo badan oo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, tan iyo sannadkii 2022 markaasi oo la doortay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud.<\/p>\n<p>Ilo xog ogaal ah oo ku dhow kulamada ka socda Garoowe ayaa sheegay in Deni iyo Axmed Madoobe isku soo dhawaansho ka gaareen qoddobada ay isku hayeen.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in ay soo saaraan War-murtiyeed la xiriira xaaladda dalka iyo go\u2019aankooda la xiriira wada-tashiyada ay ku baaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyada oo maalmihii la soo dhaafay kulamo magaalada Garoowe uga socdeen Madaxda maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa la filayaa in laga soo saaro War-murtiyeed la xiriira qoddobada ay isla meel dhigeen. Axmed Madoobe iyo Deni ayaa ka wada hadlayay arrimo ay kamid yihiin xiriirkooda iyo sidii ay u mideyn lahaayeen Mowqifkooda Xaaladda Siyaasadeed ee dalka&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":99554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99553"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=99553"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99555,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/99553\/revisions\/99555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/99554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=99553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=99553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=99553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}