{"id":98011,"date":"2025-05-06T01:52:22","date_gmt":"2025-05-06T00:52:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=98011"},"modified":"2025-05-06T03:52:42","modified_gmt":"2025-05-06T02:52:42","slug":"guddoonka-baarlamaanka-oo-la-kulmay-hoggaamiyaha-ssc-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddoonka-baarlamaanka-oo-la-kulmay-hoggaamiyaha-ssc-khaatumo\/","title":{"rendered":"Guddoonka Baarlamaanka oo la kulmay Hoggaamiyaha SSC Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p>Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali.<\/p>\n<p>Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), iyo xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta xiriirka u dhexeeya Golaha Shacabka iyo maamulka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka, waxaa lagu falanqeeyay wada shaqaynta hay\u2019adaha sharci-dejinta heer federaal iyo heer degaan, si kor loogu qaado wadajir iyo midnimo qaran oo ku dhisan sharciga iyo kala dambeynta dowladnimo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ayaa dhankiisa soo dhoweeyay booqashada Xildhibaan Abshirow, isaga oo ammaanay doorka uu ka qaadanayo horumarinta nidaamka sharci-dejinta iyo taageerada uu u muujiyay SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali. Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), iyo xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":98012,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98011"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=98011"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98011\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":98013,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/98011\/revisions\/98013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/98012"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=98011"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=98011"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=98011"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}