{"id":97974,"date":"2025-05-04T12:10:53","date_gmt":"2025-05-04T11:10:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97974"},"modified":"2025-05-04T12:10:53","modified_gmt":"2025-05-04T11:10:53","slug":"qaramada-midoobay-oo-digniin-cusub-ka-soo-saartay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-digniin-cusub-ka-soo-saartay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo digniin cusub ka soo saartay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Warbixin aay soo saaartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in saddex-meelood meel shacabka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar bani&#8217;aadannimo.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii la soo dhaafay xaqiijisay in ku dhawaad saddex-meelood meel dadka Soomaaliyeed, oo qiyaastii u dhiganta 6 milyan oo qof, ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadannimo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda qaramada midoobay ayaa waxay sidoo kale sheegtay in ilaa hadda ay ururisay 148 milyan oo doollar, taasoo ka dhigan qiyaastii 10% miisaaniyad gaaraysa 1.4 bilyan oo ay horay u codsatay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric, ayaa shir jaraa\u2019id oo uu qabtay ku sheegay in fatahaadaha ku dhuftay Soomaaliya ay ku soo beegmeen xilli ay hay\u2019adaha gargaarka, gaar ahaan ururada gargaarka maxalliga ah aay la tacaalayaan caqabado waaweyn oo la xiriira hoos u dhaca ku yimid maalgelintii aay heli jireen.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale xusay in mas\u2019uuliyiinta Soomaaliya ay shaaciyeen in ka badan 45,000 oo qof kuwaas oo ay saameeyeen fatahaado, halka dad badanna ay ku dhinteen, kuwaas oo ay ku jiraan carruur yaryar.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa bishii Febraayo dabayaaqadeedii ka digtay in 4.4 milyan oo qof oo Soomaaliyeed ay wajihi karaan macaluul marka la gaaro\u00a0 dabayaaqada bisha Abriil 2025, sababo la xiriira abaaraha sii daba dheeraanaya, colaadaha socda, iyo qiimaha cuntada oo kor u sii kacaya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin aay soo saaartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in saddex-meelood meel shacabka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar bani&#8217;aadannimo. Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii la soo dhaafay xaqiijisay in ku dhawaad saddex-meelood meel dadka Soomaaliyeed, oo qiyaastii u dhiganta 6 milyan oo qof, ay u baahan yihiin gargaar bani\u2019aadannimo. Hay\u2019adda qaramada midoobay ayaa waxay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":97975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97976,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97974\/revisions\/97976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}