{"id":9787,"date":"2018-10-21T12:10:08","date_gmt":"2018-10-21T11:10:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9787"},"modified":"2018-10-21T12:10:08","modified_gmt":"2018-10-21T11:10:08","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-hir-shabeelle-oo-gudoomiye-cusub-u-magacawday-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-hir-shabeelle-oo-gudoomiye-cusub-u-magacawday-baladweyne\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle oo Gudoomiye Cusub u Magacawday Baladweyne."},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa\u00a0 xil ka qaadis loogu sameeyay Gudoomiyihii Degmada Baladweyne, iyada oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabay.<\/p>\n<p>Maxamed Axmed Ibraahim (Food-Cadde) oo horay usoo noqday Gudoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa loo magacaabay Xilkaan.<\/p>\n<p>Wareegtayada ayaa lagu sheegay in Maxamed Cismaan Macalin Qalaafow oo ah Gudoomiyaha Xilka laga qaaday in wixii maanta ka dambeeyo aan Xilkaas heyn.<\/p>\n<p>Xil ka qaadistaan ayaa kusoo beegmeysa xilli Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hir-Shabeelle ay isbadalo isdaba joog ah ku sameysay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Shacabka Magaalada Baladweyne ayaa magacaabista iyo xil ka qaadista Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku tilmaamay in lagu cuuryaaminayo Hormarka Gobolka, maadaama Mas&#8217;uul waliba oo lasoo magacaabo aan dhaafin 6-Bilood.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/44603317_1068727499960616_4330477540142481408_n.png?_nc_cat=101&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=f40a29e69a964335b4d2ab0ae4b887b1&amp;oe=5C50B68B\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa\u00a0 xil ka qaadis loogu sameeyay Gudoomiyihii Degmada Baladweyne, iyada oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabay. Maxamed Axmed Ibraahim (Food-Cadde) oo horay usoo noqday Gudoomiyaha Degmada Baladweyne ayaa loo magacaabay Xilkaan. Wareegtayada ayaa lagu sheegay in Maxamed Cismaan Macalin Qalaafow oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9788,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9787"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9787"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9787\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}