{"id":9776,"date":"2018-10-21T09:17:06","date_gmt":"2018-10-21T08:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9776"},"modified":"2018-10-21T09:17:06","modified_gmt":"2018-10-21T08:17:06","slug":"hordhaca-inter-milan-vs-ac-milansafafka-macquulka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hordhaca-inter-milan-vs-ac-milansafafka-macquulka-ah\/","title":{"rendered":"HORDHACA: Inter Milan vs AC Milan+Safafka Macquulka ah."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa caawa magaalada Milano kulanka Derbi Milano ku yeelan doona kooxaha sida wayn ugu xafiltama dhamaan tartamka ee Inter iyo Acmilan.<\/p>\n<p>Kooxaha Inter iyo Milan ayaa mid kasta waxay hamuun u qabtaa in ay sii wadato bandhiga wanaagsan ee ay todobaadyadi lasoo dhaafay ku naaloonaysay marka ay caawa ku kulmaan derby Milano.<\/p>\n<p>Inkasta uu kaliya hal kulan guulaystay 3 kulan ee ugu horaysay horyaalka, Luciano Spalletti ayaa ugu dambayn ku guulaystay inuu hagaajiyo hanaan ciyaareedka kooxdiisa, waxayna Nerazzuri waxayna guul gaartay 6 kulan ee u dambaysay dhamaan tartamada.<\/p>\n<p>Inkasta oo kulankasta gool laga dhaliyay Milan ayaa iyana guul gaartay saddexdi kulan ee u dambaysay, waxaana kooxda Macallin Gattuso laga adkaan 8-di kulan e lasoo dhaafay, dhamaan tartamada, waxaana laga adkaaday kaliyakulanki ay 3-2 ku dubatay kooxda Napoli kulanki u horeeyay ee ay horyaalka ka ciyaarto.<\/p>\n<p>Inter ayaa 4 dhibcood ka saraysay Milan sidoo kale afarti kulan ee lasoo dhaafay Milan kama aysan guulaysan Inter, waxuuna tababareSpalletti ciyaartoyda ku yiri, garaacda Milan oo muujiya inaad jacaeyl darran u qabtaan Inter.<\/p>\n<p>10-ki kulan ee lasoo dhaafay ee ay labda koox yeeshaan mid saddax ay koox waliba guulaysatay halka ay 5 kulan barbaro galeen.<\/p>\n<p>Labada macallin, Spalletti iyo Gattuso ayaa haysta safkooda ugu wanaagsan oo kulanka diyaar u ah, wax dhaawac ah dhanka Inter ma jiraan, halka Milan Montalivo oo dooqa macallinka kujirin iyo Ivan Strinic o dhaawac qaba ay seegi doonaan kulanka, waxaana dhanka Milan ay rajaynaysa inay safkeeda in David Calabria uu booskiisa difaacan doono.<\/p>\n<p>Xiddiga ay diirada saaran tahay : Gonzalo Higuain (Milan) 30 jirkan ayaa wacdaro 5 kulan ee lasoo dhaafay isagoo kooxdiisa u dhaliyay 6 gool, waana cabsda kaliya ee uu qabo goolhayaha Inter Samir Handanovic.<\/p>\n<p><strong>Shaxda Macquulk ah:<\/strong><\/p>\n<p><strong>Inter<\/strong> : Handanovic; Vrsaljko, De Vrij, Skriniar, Asamoah; Vecino, Brozovic; Politano, Nainggolan, Perisic; Icardi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Milan<\/strong> : G Donnarumma; Calabria, Musacchio, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Biglia, Bonaventura; Suso, Higuain, Calhanoglu.<\/p>\n<p>Garsoorayaasha kulanka:<\/p>\n<p>Garsoore : Marco Guida.<\/p>\n<p>Calan hayayaasha koowaad iyo labaad : Meli iyo Passeri.<\/p>\n<p>Garsooraha afaraad : Maresca.<\/p>\n<p>Saraakiisha VAR : Irrati iyo Giallatini<\/p>\n<p>Saacadda: 9:30 Pm<\/p>\n<p>Garoonka : San Siro<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa caawa magaalada Milano kulanka Derbi Milano ku yeelan doona kooxaha sida wayn ugu xafiltama dhamaan tartamka ee Inter iyo Acmilan. Kooxaha Inter iyo Milan ayaa mid kasta waxay hamuun u qabtaa in ay sii wadato bandhiga wanaagsan ee ay todobaadyadi lasoo dhaafay ku naaloonaysay marka ay caawa ku kulmaan derby Milano. Inkasta uu kaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9778,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9776"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9776"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9776\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9776"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9776"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9776"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}