{"id":9773,"date":"2018-10-21T09:03:07","date_gmt":"2018-10-21T08:03:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9773"},"modified":"2018-10-21T09:03:07","modified_gmt":"2018-10-21T08:03:07","slug":"barcelona-oo-war-kasoo-saartay-dhaawicii-xalay-soo-gaaray-messi-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/barcelona-oo-war-kasoo-saartay-dhaawicii-xalay-soo-gaaray-messi-imisa-ayuu-garoomada-ka-maqnaanayaa\/","title":{"rendered":"Barcelona oo war kasoo saartay dhaawicii xalay soo gaaray Messi, Imisa ayuu garoomada ka maqnaanayaa?"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu garoomada seegayo 3 Toddobaad keddib markii uu dhaawac kasoo Gaaray Suxulka, ciyaar kooxdiisu xalay ay 4-2 uga badiyeen kooxda Sevilla.<\/p>\n<p>Messi ayaa dhaliyay goolka labaad ee Barcelona kulankii Sevilla waxaana uu caawiyay goolka koobaad ee uu dhaliyay Philippe Coutinho daqiiqaddii labaad ee ciyaarta, balse laacibka dalka Argentina ayaa garoonka laga saaray daqiiqaddii 26-aad ee kulanka ka dhacay Nou Camp.<\/p>\n<p>Laacibkan oo 31-jir ah ayaa waxaa gacanta loo suray Shakaalka qoorta loo suro ee Gacantana lagu ilaaliyo, waxaana uu codsaday in booska laga beddelo, Ousmane Dembele ayaana beddelkiisa kusoo galay ciyaartaas.<\/p>\n<p>Barca waxay la ciyaari doontaa kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid oo horyaalka iyo Champions League ay kula qaadaneyso Toddobaadka dambe, Messi ayaana dibadda ka daawan doona Ciyaarahaas, sida kooxda Caafimaadka ee Naadiga laga soo xigtay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu garoomada seegayo 3 Toddobaad keddib markii uu dhaawac kasoo Gaaray Suxulka, ciyaar kooxdiisu xalay ay 4-2 uga badiyeen kooxda Sevilla. Messi ayaa dhaliyay goolka labaad ee Barcelona kulankii Sevilla waxaana uu caawiyay goolka koobaad ee uu dhaliyay Philippe Coutinho daqiiqaddii labaad ee ciyaarta, balse laacibka dalka Argentina&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":9774,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9773"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9773"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9773\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}