{"id":9762,"date":"2018-10-21T08:37:26","date_gmt":"2018-10-21T07:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9762"},"modified":"2020-12-31T10:01:20","modified_gmt":"2020-12-31T10:01:20","slug":"aroos-wadareed-loo-sameeyay-lamaanayaal-da-ahsawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aroos-wadareed-loo-sameeyay-lamaanayaal-da-ahsawirro\/","title":{"rendered":"Aroos wadareed loo sameeyay lamaanayaal da&#8217; ah,sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada\u00a0Kuche, ee Dalka China waxaa lagu qabtay Aroos wadareed loo sameeyay 20 lamaane oo ah dadka da&#8217;da ah.<\/p>\n<p>Arooskan waxaa lagu casuumay dadka Gobolka\u00a0Xinjiang ee ay magaaladan ka tirsantahay,waxaana loo sameeyay ciyaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Wargeyska China Daily oo warbixintan daabacay ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay isu guurinta dadka da&#8217;da ah ay tahay daryeelka iyo dhiirro gelinta dadka waaweyn.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DqA-x8gX0AA9PyH.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DqA-x6RWwAA0wyA.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DqA-x9zXQAA_jMQ.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DqA-x8CXQAIsq6V.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada\u00a0Kuche, ee Dalka China waxaa lagu qabtay Aroos wadareed loo sameeyay 20 lamaane oo ah dadka da&#8217;da ah. Arooskan waxaa lagu casuumay dadka Gobolka\u00a0Xinjiang ee ay magaaladan ka tirsantahay,waxaana loo sameeyay ciyaaro kala duwan. Wargeyska China Daily oo warbixintan daabacay ayaa sheegay in ujeedada laga leeyahay isu guurinta dadka da&#8217;da ah ay tahay daryeelka iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[73],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9762"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9762"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9762\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}