{"id":97611,"date":"2025-04-23T15:50:55","date_gmt":"2025-04-23T14:50:55","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97611"},"modified":"2025-04-23T15:50:55","modified_gmt":"2025-04-23T14:50:55","slug":"mw-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Midowga Yurub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga \u00a0ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay qorsheyaasha dowladda ee dib-u-heshiisiinta, xoojinta dowlad-wanaagga iyo horumarinta nidaamka dimoqraadiyadda ee salka ku haya doorashada tooska ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/492000916_1133373328833805_8298543620119239774_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=dbdwrCGGdLIQ7kNvwG3VHjN&amp;_nc_oc=AdnMZ-Kp1RidjmHdjLu2joYSJqFioYgjPd0ZKdfC-Bh7pKKynlxQb21SvLNlfq51sm8&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=WwJSUqtBhrQmG8mQZmMKjA&amp;oh=00_AfF37vy49IiwvHipaUUZhrHVgCaKx1sVWBbhIzC0GwuuMw&amp;oe=680EE741\" alt=\"May be an image of 10 people and text\" width=\"1076\" height=\"717\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyay in ay ka go\u2019an tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya xoojinta iskaashiga caalamiga ah, si loo xaqiijiyo \u00a0midnimada, iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay\u2019adaha dowladda, taageerada nidaamka federaalka iyo garab istaagga shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga \u00a0ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay qorsheyaasha dowladda ee dib-u-heshiisiinta, xoojinta dowlad-wanaagga iyo horumarinta nidaamka dimoqraadiyadda ee salka ku haya doorashada tooska ah. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa carrabka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":97612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97611"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97613,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97611\/revisions\/97613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}