{"id":97604,"date":"2025-04-23T12:00:43","date_gmt":"2025-04-23T11:00:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97604"},"modified":"2025-04-23T12:27:19","modified_gmt":"2025-04-23T11:27:19","slug":"xildhibaan-cabdi-ibraahim-qowdhan-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaan-cabdi-ibraahim-qowdhan-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-guddiga-maaliyadda-ee-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdi Ibraahim (Qowdhan) oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka \u00a0\u00a0Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay Guddiga Miisaaniyadda Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda ee Golaha Shacabka BFS.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ka dhacay xafiiska guddiga ee xarunta guddoonka iyo guddiyada Villa Hargeysa, iyaga oo xubnaha guddiga halkaas ku doorteen Guddoomiyaha cusub ee guddiga oo ay u doorteen Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan).<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS ayaa Guddoomiyaha cusub ee guddiga maaliyadda kula dardaarmay inuu dardargeliyo shaqada guddiga, isaga oo xubnaha guddiga ku booriyay in ay la shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ayaa bedeli doona guddoomiyihii hore ee guddiga Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, kaas oo dhowaan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka \u00a0\u00a0Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay Guddiga Miisaaniyadda Maaliyadda, Qorsheynta iyo la xisaabtanka Hay\u2019adaha Dowladda ee Golaha Shacabka BFS. Kulanka ayaa ka dhacay xafiiska guddiga ee xarunta guddoonka iyo guddiyada Villa Hargeysa, iyaga oo xubnaha guddiga halkaas ku doorteen Guddoomiyaha cusub ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":97605,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97604"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97604"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97604\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97606,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97604\/revisions\/97606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97605"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97604"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97604"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97604"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}