{"id":97544,"date":"2025-04-21T13:50:07","date_gmt":"2025-04-21T12:50:07","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97544"},"modified":"2025-04-21T13:50:07","modified_gmt":"2025-04-21T12:50:07","slug":"maxay-yihiin-tallaabooyinka-uu-qaadi-karo-madaxweyne-xasan-sheekh-si-loo-dardargaliyo-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-yihiin-tallaabooyinka-uu-qaadi-karo-madaxweyne-xasan-sheekh-si-loo-dardargaliyo-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Maxay yihiin tallaabooyinka uu qaadi karo Madaxweyne Xasan Sheekh si loo dardargaliyo dagaalka AS?"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamahuuriyadda Fadaralka Soomaaliya Xassan Sheikh\u00a0 Maxamuud ayaa la filayaa in uu isbadal ku sameeyo hay&#8217;adaha Amniga Qaranka, sida hay&#8217;adda NISA, talisyada Ciidanka Xoogga iyo Wasaaradda gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Isbaddalkaan la filaayo in uu dhaco maalmaha soo socda ayaa waxa uu imaanayaa kaddib markii ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka (Macawislayda) ay dib uga soo bexeen deegaanno dhawr ah, iyada oo kuwa kala ay la wareegeen Al-shabaab kaddib dagaallo ay la galeen ciidamadii ku sugnaa deegaanadaas.<\/p>\n<p>Isbadalkaan ayaa la filayaa in uu madaxwaynuhu ku soo xusho xubno awood u leh ka lib keenidda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, kaas oo socda tan iyo bartamahii July 2022-ka, oo ku beegan markii uu Madaxweyne Xasan u ku dhawaaqay wejiga koowaad ee dagaalka.<\/p>\n<p>Warar ay heshay Mustaqbal Media ayaa sheegaya in madaxweynaha loo soo jeediyey in uu dib u habeyn ku sameeyo qaar ka mid ah hoggaanka iyo talisyada ciidanka Xoogga, oo dhaliilo loo jeediyey.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maalintii Sabtida Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay saraakiisha ugu sarreysa ciidanka Xoogga, isaga oo kala hadlay dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Madaxwayne Xassan iyo Golaha wasiiradda ayaa wada qorshe dib loogu abaabulayo dardargalinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, si dib loogu laabto deegaannada laga soo baxay, isbaddalkaan la filayana waxa uu ka mid yahay dadaalladda ay wadaan madaxweynaha iyo xukuumadda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Jamahuuriyadda Fadaralka Soomaaliya Xassan Sheikh\u00a0 Maxamuud ayaa la filayaa in uu isbadal ku sameeyo hay&#8217;adaha Amniga Qaranka, sida hay&#8217;adda NISA, talisyada Ciidanka Xoogga iyo Wasaaradda gaashaandhigga. Isbaddalkaan la filaayo in uu dhaco maalmaha soo socda ayaa waxa uu imaanayaa kaddib markii ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka (Macawislayda) ay dib uga soo bexeen deegaanno dhawr&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":97243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97544"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97545,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97544\/revisions\/97545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}