{"id":97534,"date":"2025-04-21T09:50:20","date_gmt":"2025-04-21T08:50:20","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97534"},"modified":"2025-04-21T09:50:20","modified_gmt":"2025-04-21T08:50:20","slug":"dfs-oo-saciid-deni-ku-eedeysay-in-uu-qaaday-tallaabo-uu-ku-carqaladeynayo-kaarka-aqoonsiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dfs-oo-saciid-deni-ku-eedeysay-in-uu-qaaday-tallaabo-uu-ku-carqaladeynayo-kaarka-aqoonsiga-qaranka\/","title":{"rendered":"DFS oo Saciid Deni ku eedeysay in uu qaaday tallaabo uu ku carqaladeynayo kaarka Aqoonsiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay tallaabadii ay dhawaan qaadday maamulka Puntland taas oo ay ku sheegtay in maamulkaas uu sameysanayo aqoonsi u gaar ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa tallaabadaas ay qaadday Puntland ku tilmaamtay mid lagu carqaladeynayo Aqoonsiga Qaranka ayna tahay khalad masuuliyadeed iyo mid sharci.<\/p>\n<p><strong>\u201cTallaabada uu qaadey Madaxweynaha Puntland ee ah sameynta Aqoonsi kale oo lagu carqaladeynayo Aqoonsiga Qaranka, waa khalad masuuliyadeed iyo sharciyadeed, waana mid si toos ah ugu xadgudbeya hannaanka dowladnimadda dalka\u201d. <\/strong>ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo aadayo xilli dhawaan maamulka Puntland sheegay in ay sameyneyso aqoonsi u gaar ah, iyada oo dowladda Soomaaliya ku tilmaamtay in uu yahay mid lagu carqaladeynaayo Aqoonsiga qaranka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay tallaabadii ay dhawaan qaadday maamulka Puntland taas oo ay ku sheegtay in maamulkaas uu sameysanayo aqoonsi u gaar ah. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa tallaabadaas ay qaadday Puntland ku tilmaamtay mid lagu carqaladeynayo Aqoonsiga Qaranka ayna tahay khalad masuuliyadeed iyo mid sharci. \u201cTallaabada uu qaadey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":97315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97534"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97535,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97534\/revisions\/97535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97315"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}