{"id":97471,"date":"2025-04-19T13:54:49","date_gmt":"2025-04-19T12:54:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97471"},"modified":"2025-04-19T13:54:49","modified_gmt":"2025-04-19T12:54:49","slug":"aqalka-sare-oo-akhrinta-koowaad-marsiiyay-hindise-sharciyeedyo-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/aqalka-sare-oo-akhrinta-koowaad-marsiiyay-hindise-sharciyeedyo-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa \u00a0shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa labaad ee Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kualnka ayaa ajandahiisu ahaa akhrinta kowaad ee afar hindise sharciyeed, kuwaas oo kala ahaa: \u00a0\u00a0ee hindise sharciyeedka Hay&#8217;addaha Maaliyadda, ee hindise sharciyeedka Canshuurta Dakhliga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Hindise sharciyeedka Shirkadaha Caymiska iyo Hindise sharciyeedka wax-ka-beddelka sharciga dhaqista iyo ka hortaga maalgelinta argagixisada.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Sanatarrada Aqalka Sare u faahfaahiyay hindise sharciyeedyada cusub oo wax-ka-beddel lagu sameeyey, isagoo tilmaamay muhiimada ay u leeyihiin dowlad dhiska iyo awood siinta hay&#8217;addaha maaliyadda.<\/p>\n<p>Sharciyadaaan ayaa la filaayaa in ay wax ka baddal ku sameyn doonaan hay\u2019adaha ay hoos tagaan iyo si guud bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa \u00a0shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa labaad ee Golaha Aqalka Sare. Kualnka ayaa ajandahiisu ahaa akhrinta kowaad ee afar hindise sharciyeed, kuwaas oo kala ahaa: \u00a0\u00a0ee hindise sharciyeedka Hay&#8217;addaha Maaliyadda, ee hindise sharciyeedka Canshuurta Dakhliga. Sidoo kale, Hindise sharciyeedka Shirkadaha Caymiska iyo Hindise sharciyeedka wax-ka-beddelka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":97472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97471"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97473,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97471\/revisions\/97473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}