{"id":97413,"date":"2025-04-18T05:26:33","date_gmt":"2025-04-18T04:26:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=97413"},"modified":"2025-04-18T05:27:17","modified_gmt":"2025-04-18T04:27:17","slug":"ssc-khaatumo-oo-ku-eedeysay-somaliland-qaadeyso-tillaabooyin-ka-hor-imaanaya-nabadeynta-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ssc-khaatumo-oo-ku-eedeysay-somaliland-qaadeyso-tillaabooyin-ka-hor-imaanaya-nabadeynta-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"SSC Khaatumo oo ku eedeysay in ay Somaliland qaadeyso tillaabooyin ka hor imaanaya nabadeynta Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay weerar ku qaadeen dad reer guuraa ah ee ku nool deegaanka Daanweyne ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarkan oo ay fuliyeen Askarta Somaliland lagu dilay lana dhaawacay dad rayid ah, kuwaas oo ahaa dad nabad ku dhaqan.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Weerarkan uu khatar weyn ku yahay dadaallada nabadeynta ee uu hoggaaminayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu yahay duullaan cad oo lagu wiiqayo midnimada iyo xasilloonida gobolka&#8221;<\/strong> ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Amniga SSC Khaatumo.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay ugu baaqday beesha caalamka, gaar ahaan Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, IGAD iyo hay\u2019adaha xuquuqda aadanaha, in si degdeg ah loo baaro weerarkan, lana xisaabtamo kuwii ka dambeeyay.<\/p>\n<p>Weli maamulka Somaliland kama hadlin eedeynta ay u jeediyeen SSC Khaatumo.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250418_072315_132.sdocx--><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Amniga ee Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ay weerar ku qaadeen dad reer guuraa ah ee ku nool deegaanka Daanweyne ee gobolka Sanaag. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarkan oo ay fuliyeen Askarta Somaliland lagu dilay lana dhaawacay dad rayid ah, kuwaas oo ahaa dad nabad ku dhaqan. &#8220;Weerarkan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":97414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97413"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=97413"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":97416,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/97413\/revisions\/97416"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/97414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=97413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=97413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=97413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}