{"id":9736,"date":"2018-10-21T04:11:02","date_gmt":"2018-10-21T03:11:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=9736"},"modified":"2018-10-21T04:11:02","modified_gmt":"2018-10-21T03:11:02","slug":"golaha-iskaashiga-d-goboleedyada-oo-sheegay-in-doorashada-ka-dhacday-cadaado-ay-waddo-d-federaalka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-iskaashiga-d-goboleedyada-oo-sheegay-in-doorashada-ka-dhacday-cadaado-ay-waddo-d-federaalka-ah\/","title":{"rendered":"Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo sheegay in doorashada ka dhacday Cadaado ay waddo D.Federaalka ah"},"content":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee ku shiraya Magaalada Garowe ayaa lagu sheegay in doorashada ka dhacday Magaalada Cadaado ay ahayd mid aan sax ahayn islamarkaana ay gadaal ka riixeysay Dowladda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ah ay wali fargelin ku heyso dowlad Goboleedyada gaar ahaanna Maamulka Galmudug oo uu hadda khilaaf siyaasadeed hareeyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/44593353_2040695859517175_3435293810333057024_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_ht=scontent-mrs1-1.xx&amp;oh=1bba4ad6ae7169c674801fe9efbcc579&amp;oe=5C5BCC3A\" alt=\"https:\/\/scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee ku shiraya Magaalada Garowe ayaa lagu sheegay in doorashada ka dhacday Magaalada Cadaado ay ahayd mid aan sax ahayn islamarkaana ay gadaal ka riixeysay Dowladda Federaalka ah. Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ah ay wali fargelin ku heyso dowlad Goboleedyada gaar ahaanna Maamulka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":9683,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59,78,79,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9736"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=9736"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/9736\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/9683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=9736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=9736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=9736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}