{"id":96965,"date":"2025-04-03T15:02:16","date_gmt":"2025-04-03T14:02:16","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96965"},"modified":"2025-04-03T15:03:04","modified_gmt":"2025-04-03T14:03:04","slug":"rw-xamsa-oo-magacaabay-guddi-qaran-oo-ka-shaqeyn-doono-taakuleynta-dagaalka-lagula-jira-daacish-iyo-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/rw-xamsa-oo-magacaabay-guddi-qaran-oo-ka-shaqeyn-doono-taakuleynta-dagaalka-lagula-jira-daacish-iyo-as\/","title":{"rendered":"RW Xamsa oo magacaabay Guddi Qaran oo ka shaqeyn doono Taakuleynta Dagaalka lagula jira Daacish iyo AS"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran kaas oo ka shaqeyn doono Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Al-shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga Taakulaynta Dagaalka ayaa ka kooban 7-xubnood oo isugu jiro qaar kamid ah wasiirro ka tirsan golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale,\u00a0 guddigaan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Cabdisalaan Cabdi Cali.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in ay magacabeyso guddi ka shaqeynaayo hawlagallada dagaal ee dalka ka socda, iyaga oo ka shaqeyn doona taakuleynta dagaalladaas uu dalka dagaal kula jiro Al-shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddiga Qaran kaas oo ka shaqeyn doono Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Al-shabaab iyo Daacish. Xubnaha Guddiga Taakulaynta Dagaalka ayaa ka kooban 7-xubnood oo isugu jiro qaar kamid ah wasiirro ka tirsan golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale,\u00a0 guddigaan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra\u2019iisul Wasaare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96966,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96965"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96968,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96965\/revisions\/96968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}