{"id":96962,"date":"2025-04-03T13:19:26","date_gmt":"2025-04-03T12:19:26","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96962"},"modified":"2025-04-03T13:19:26","modified_gmt":"2025-04-03T12:19:26","slug":"ciidanka-xoogga-iyo-jubbaland-oo-hawlgallo-ka-dhan-ah-as-ka-wado-deegaannada-janaa-cabdalle-iyo-afmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-xoogga-iyo-jubbaland-oo-hawlgallo-ka-dhan-ah-as-ka-wado-deegaannada-janaa-cabdalle-iyo-afmadow\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga iyo Jubbaland oo hawlgallo ka dhan ah AS ka wado deegaannada Janaa Cabdalle iyo Afmadow"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa toddobaadkan wado hawlgallo lagu sugaayo amniga iyo dib u hagaajinta waddada isku xirta Janaa Cabdalle iyo Afmadow.<\/p>\n<p>Howlgalkan ay wadaan ciidamada ayaa ah kuwa ka dhan ah Al-shabaab, si loo xaqiijiyo badqabka dadka iyo gaadiidka isticmaala waddadaas, iyada oo la xoojinayo nabadgelyada waddaas.<\/p>\n<p><strong><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/488008618_1067087288777033_8645479917847802067_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=eBfZhyEc60cQ7kNvgE9MOT2&amp;_nc_oc=AdmiD4tO4YBQEpLOh4Zp4SNsM6dEvlXhNxrC9s0j-g9NLmhEZQNRDK4dsJLpHOdlP9s&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=oElHBZh2NdIR-nQw9Sthsw&amp;oh=00_AYH2DDRUFZOHrgeFwAF98R6-eNQu93BN-_1i9ES-p5J5WQ&amp;oe=67F4517D\" alt=\"May be an image of 6 people\" width=\"1228\" height=\"921\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Sidoo kale, hawlgalladaan ayaa qeyb ka ah fududeynta isku socodka shacabka, taas oo muhiim u ah ganacsiga iyo nolol maalmeedka bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay wadday hawlgallo ka dhan ah Al-shabaab, iyaga oo ka wada deegaannada ay ku suganyihiin AS.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa toddobaadkan wado hawlgallo lagu sugaayo amniga iyo dib u hagaajinta waddada isku xirta Janaa Cabdalle iyo Afmadow. Howlgalkan ay wadaan ciidamada ayaa ah kuwa ka dhan ah Al-shabaab, si loo xaqiijiyo badqabka dadka iyo gaadiidka isticmaala waddadaas, iyada oo la xoojinayo nabadgelyada waddaas. Sidoo kale,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96962"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96964,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96962\/revisions\/96964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}