{"id":96938,"date":"2025-04-03T05:50:56","date_gmt":"2025-04-03T04:50:56","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96938"},"modified":"2025-04-03T06:41:01","modified_gmt":"2025-04-03T05:41:01","slug":"mw-xasan-sheekh-iyo-dhiggiisa-jabuuti-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-ka-dhan-ah-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-xasan-sheekh-iyo-dhiggiisa-jabuuti-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-ka-dhan-ah-as\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Jabuuti oo ka wada hadlay dagaalka ka dhan ah AS"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Labada masuul ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimaha la xiriira xoojinta xiriirka iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Jabbuuti; iyada oo\u00a0si qoto dheer looga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo siyaasadda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/486427414_1116268043877667_3170294822448970226_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=xpjDoHkZST4Q7kNvgHnKprc&amp;_nc_oc=AdloLnhUZEgw4u2jvVTtI-9aspmVrjAQnFwYye7yau8fUhy-mH0sFR9iHL8qgdDQTzo&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=RNwQLguUD7YSPbGzdntSOg&amp;oh=00_AYGFfEV9jKUPlaRyauwLKpalS_IYrbdIvPEleMMxLkO_hA&amp;oe=67F3CB67\" alt=\"May be an image of 7 people and the Oval Office\" width=\"1255\" height=\"746\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey dowladda Jabuuti doorka horumarinta iyo taageerada joogtada ah ee Soomaaliya si gaar ah dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, halka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Dhankiisa \u00a0xusay in Jabuuti ay marwalba garabtaagan tahay dowladda Soomaaliya, isla markaana ay sii xoojin doonaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka labada Masuul ayaa imaanaya xilli Madaxweyne Xasan sheikh iyo wafdigiisa ay shalay gaareen dalka Jabuuti, isaga oo halkaas kulan kula yeeshay dhiggiisa dowladda Jabuuti.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Labada masuul ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimaha la xiriira xoojinta xiriirka iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Jabbuuti; iyada oo\u00a0si qoto dheer looga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96938"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96938"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96938\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96945,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96938\/revisions\/96945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96938"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96938"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96938"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}