{"id":96931,"date":"2025-04-02T14:57:04","date_gmt":"2025-04-02T13:57:04","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96931"},"modified":"2025-04-02T14:57:04","modified_gmt":"2025-04-02T13:57:04","slug":"miyuu-raiisul-wasaare-xamse-laascaanood-u-tagayaa-ka-hortaga-aqoonsiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/miyuu-raiisul-wasaare-xamse-laascaanood-u-tagayaa-ka-hortaga-aqoonsiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Miyuu Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse Laascaanood u tagayaa ka hortaga aqoonsiga Somaliland?"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya aay socdaal\u00a0 aan ajandihiisa la shaacin ku tagi doonaan maalmaha nagu soo aadan\u00a0 magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood oo ah magaalo ay dadkeedu si xoogan uga soo horjeedaan kala go&#8217;a\u00a0 Soomaaliya ayaa sannadihii u danbeeyay waxaa ka socday dagaallo u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo SSC Khaatumo, kuwaasi oo ay dad badan ku geeriyoodeen.<\/p>\n<p>Booqashada la sheegay in Ra&#8217;sul Wasaare Xamse ku tagayo magaaladda Laascaanood ayaa waxa aay ku soo aadaysaa waqti xasaasi ah oo aay\u00a0 soo\u00a0 baxayaan warar xoogan oo sheegaya in Soomaaliland aay aqoosi ka heli karto dawlado waawayn oo uu Maraykanku ugu horeeyo.<\/p>\n<p>Saxnimada wararkan ayaa aad u xoogaysatay kadib markii 16-ka bishii la soo dhaafay ee March ay soo baxday warqad\u00a0 dowladda Soomaaliya u dirtay Maraykanka taas oo aay ugu balan qaadayso in ay ku waeejinayso maamulka Dekado iyo Saldhig Milatery oo stratiiji ah, halka Maraykankana laga doonayo in uu ilaaliyo midnimada dawladda kana baaqsaddo in uu\u00a0 Somaliland u aqoonsaado\u00a0 dawlad madax banaaan.<\/p>\n<p>Magaaladda Laascaanood oo ah magaalo kaalin muhiima uga jirta midnimadda dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa sababaha uu Ra&#8217;iisul wasaare Xamse u booqanayo in ay ku jiraan sababo la xiriira ilaalinta midnimadda Soomaaliya iyo ka hortaga aqoonsi uu helo maamulka Somaliland, inkasta oo aan la cadayn karin ajandaha saxda ah ee uu daaranyahay socdaalka la filayo ee Raiisul Wasaare Xamse.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya aay socdaal\u00a0 aan ajandihiisa la shaacin ku tagi doonaan maalmaha nagu soo aadan\u00a0 magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo. Magaalada Laascaanood oo ah magaalo ay dadkeedu si xoogan uga soo horjeedaan kala go&#8217;a\u00a0 Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":14,"featured_media":96935,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96931"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/14"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96936,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96931\/revisions\/96936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96935"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}