{"id":96929,"date":"2025-04-02T12:40:13","date_gmt":"2025-04-02T11:40:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96929"},"modified":"2025-04-02T12:40:13","modified_gmt":"2025-04-02T11:40:13","slug":"puntland-oo-ka-hor-timid-in-ay-ka-soo-qeyb-gasho-gogosha-uu-ku-baaqay-madaxweyne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-ka-hor-timid-in-ay-ka-soo-qeyb-gasho-gogosha-uu-ku-baaqay-madaxweyne-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Puntland oo ka hor timid in ay ka soo qeyb gasho\u00a0gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay Gogosha wada hadalka ee ay Dowladda Federaalka u fidisay dhammaan maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah, iyada oo sheegtay in ay dagaal ku jiraan aysan hadda waqti u hayn.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Puntland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in gogosha ay dowladda federaalka u fidisay ay tahay mid ka timd beesha caalamka, iyaga oo la faray in ay dadka isku keento.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Xasan Beesha Caalamka baa dadka isku keen ku tiri, Deni waqti ma hayo uu Xasan ku hor fadhiisto, rasaas iyo tuute ayuu qaybinayaa, waa abaan duule dagaal hoggaaminaya.&#8221;<\/strong> \u00a0ayuu yir, Wasiirka Warfaafinta Puntland.<\/p>\n<p>Hadalkaan wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa ku soo aadeyso xilli dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya ay fidisay gogol looga arrinsanaayo arrimaha masiirka dalka, iyada oo loogu baaqay in ay ka qeyb galaan maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay Gogosha wada hadalka ee ay Dowladda Federaalka u fidisay dhammaan maamul goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah, iyada oo sheegtay in ay dagaal ku jiraan aysan hadda waqti u hayn. Wasiirka warfaafinta Puntland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in gogosha ay dowladda federaalka u fidisay ay tahay mid ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":95770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96929"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96929"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96929\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96930,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96929\/revisions\/96930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/95770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96929"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96929"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96929"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}