{"id":96894,"date":"2025-04-01T12:53:02","date_gmt":"2025-04-01T11:53:02","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96894"},"modified":"2025-04-01T12:53:02","modified_gmt":"2025-04-01T11:53:02","slug":"ciidamada-dowladda-kuwa-deegaanka-oo-hawlgal-ay-ka-fuliyeen-degmada-mahadaay-ku-dilay-xubno-ka-tirsan-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamada-dowladda-kuwa-deegaanka-oo-hawlgal-ay-ka-fuliyeen-degmada-mahadaay-ku-dilay-xubno-ka-tirsan-as\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowladda &#038; kuwa deegaanka oo hawlgal ay ka fuliyeen degmada Mahadaay ku dilay xubno ka tirsan AS"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegay in Ciidamada \u00a0deegaanka ee degmadaas ay howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow agagaarka Ciid Ciidka.<\/p>\n<p>Ciidamada deegaanka ayaa hawlgalka ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, sidoo kalena soo furtay hub, gaadiid iyo agab kale; \u00a0sida lagu qoray warbaahita ciidanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, ciidamada dowladda iyo deegaanka ayaa sii laba jibaaray hawlgallada ay ka wadaan \u00a0deegaannada hoos yimaada Mahadaay, iyadoo la beegsanayo goobaha ay AS kaga sugan yihiin gobalka shabeellaha dhexe.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay sii laba jibaartay hawlgallada iyo dagaalka ka dhan ah AS, iyadoo kaa shaneysa ciidamada deegaanka, gaar ahaan hawlgallada ka socda gobalka shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegay in Ciidamada \u00a0deegaanka ee degmadaas ay howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Cabdulle-Barbaar oo ku dhow agagaarka Ciid Ciidka. Ciidamada deegaanka ayaa hawlgalka ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsan Al-shabaab, sidoo kalena soo furtay hub, gaadiid iyo agab kale; \u00a0sida lagu qoray warbaahita ciidanka. Sidoo kale, ciidamada dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96896,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96894\/revisions\/96896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}