{"id":96890,"date":"2025-04-01T11:17:59","date_gmt":"2025-04-01T10:17:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=96890"},"modified":"2025-04-01T11:17:59","modified_gmt":"2025-04-01T10:17:59","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-sheegay-in-mid-kamid-ah-beeraleyda-qaadka-dalkaasi-u-magacaabayo-safiirka-dalkaasi-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-kenya-oo-sheegay-in-mid-kamid-ah-beeraleyda-qaadka-dalkaasi-u-magacaabayo-safiirka-dalkaasi-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya oo sheegay in mid kamid ah Beeraleyda qaadka dalkaasi u magacaabayo Safiirka dalkaasi ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Dowladda Kenya,\u00a0 William Ruto ayaa sheegay in Safiirka dalkaasi ee Soomaaliya u magacaabi doonaan qof ka socda Bulshada soo saarta Qaadka Miirowga.<\/p>\n<p>Ruto oo ka qeyb galay kulan su\u2019aalo lagu waydiinayay ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay Ganacsatada Qaadka Meruga u heli lahaayeen Suuq furan oo qiimo sare leh.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan shacabka Meru u ballan qaaday in aan mid ka mid ah ka dhigo safiirkeena jooga Soomaaliya, qiimaha qaadka aan Soomaaliya ugu iibgeyno ma ahan mid sax ah, waxaan ku dadaaleynaa in qiimo macquul ah aan ku iibino qaadka\u201d<\/strong> ayuu yiri William Ruto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu caddeeyay in wada hadallo ay kula jiraan Dowladda Soomaaliya si gaarana uga shaqeynayo Wasiirka Ganacsiga dalkaasi, sidii loo sixi lahaa qiimaha qaadka Miirowga.<\/p>\n<p>Tillaabadan ayuu Madaxweynaha Kenya uga danleeyahay si ganacsatada Qaadka Miirowga ay qeyb uga noqdaan wada hadallada iyo gorgorta lagula jira Soomaaliya ee la xiriira qiimaha qaadka.<\/p>\n<p>Dhowr jeer oo hore Ganacstada iibiya qaarka\u00a0 Miirowga ayaa joojiyay qaadka ay keeni jireen Soomaaliya, sababo la xiriira is badalka qiimaha qaadka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Dowladda Kenya,\u00a0 William Ruto ayaa sheegay in Safiirka dalkaasi ee Soomaaliya u magacaabi doonaan qof ka socda Bulshada soo saarta Qaadka Miirowga. Ruto oo ka qeyb galay kulan su\u2019aalo lagu waydiinayay ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay Ganacsatada Qaadka Meruga u heli lahaayeen Suuq furan oo qiimo sare leh. \u201cWaxaan shacabka Meru&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96892,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96890"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=96890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":96893,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/96890\/revisions\/96893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96892"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=96890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=96890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=96890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}